11. QEEXID :QEEXID :
WAA MAXAY TALAALKUWAA MAXAY TALAALKU
Talaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato ooTalaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato oo
ka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool ooka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool oo
awoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermigaawoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermiga
(sida proteiinka jeermiga ).(sida proteiinka jeermiga ).
13. MAXAA LOOGU TALAGAYMAXAA LOOGU TALAGAY
TALAALKUTALAALKU
Talaalku waxaa loogu talagalay in uuTalaalku waxaa loogu talagalay in uu
kordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa ukordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa u
helo awood sare oo uu iskaga difaacohelo awood sare oo uu iskaga difaaco
dhibaatooyinka ugu imaan karodhibaatooyinka ugu imaan karo
cudurrada halista ahcudurrada halista ah..
14. Waa maxay ujeedada lagaWaa maxay ujeedada laga
leeyahay adeegsiga Talaalkuleeyahay adeegsiga Talaalku
Laba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahayLaba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahay
adeegsiga talaalka, waana kuwaan:adeegsiga talaalka, waana kuwaan:
1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo
dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.
2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada
faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.
15. WAQTIYADA TALAALKAWAQTIYADA TALAALKA
Waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowrWaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowr
wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.
Dhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uuDhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uu
talaalku leeyahaytalaalku leeyahay
Wa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysanWa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysan
qodobada hoos ku xusan:qodobada hoos ku xusan:
Dhaqanka bulshada.Dhaqanka bulshada.
Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.
Dhibaatada uu cudurku leeyahay.Dhibaatada uu cudurku leeyahay.
Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.
Xaalada difaaca jirka.Xaalada difaaca jirka.
Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.
16. waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kalawaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kala
duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.
Waqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ayWaqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ay
ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura-ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura-
galinaya in lagu guuleystogalinaya in lagu guuleysto
ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.
Hay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uulHay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uul
ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.
Hay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalkaHay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalka
la xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaala xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaa
barnaamijka talaalada caruurta,barnaamijka talaalada caruurta,
Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.
17. XUBNAHA JIRKA EE LAXUBNAHA JIRKA EE LA
TALAALOTALAALO
Sida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda lagaSida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda laga
talaala kuwaasoo kala ah:talaala kuwaasoo kala ah:
1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood
(sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.(sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.
2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad)2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad)
waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.
20. CUDURRADA LAGA TALAALACUDURRADA LAGA TALAALA
CARUURTACARUURTA
Cudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaanCudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaan
hoos ku qoran:hoos ku qoran:
DABEESHA (Poliomyelitis)DABEESHA (Poliomyelitis)
GOWRACATADA (Diphtheria)GOWRACATADA (Diphtheria)
TEETANADA (Tetanus)TEETANADA (Tetanus)
XIIGDHEERTA (Pertussis)XIIGDHEERTA (Pertussis)
CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B)CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B)
HIBKA (Heamophilus Influenzae)HIBKA (Heamophilus Influenzae)
JADEECADA (Measles)JADEECADA (Measles)
JADEECADA JARMAL (Rubella)JADEECADA JARMAL (Rubella)
QAMOOQASHIIR(Parotitis)QAMOOQASHIIR(Parotitis)
QAAXADA (Tuberculosis)QAAXADA (Tuberculosis)
MENINJIIDKA (Meningitis)MENINJIIDKA (Meningitis)
21. DHIBATOOYINKA KA IMAANDHIBATOOYINKA KA IMAAN
KARA TALAALKAKARA TALAALKA
1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka
BararBarar
XanuunXanuun
CuncunCuncun
2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka
QandhoQandho
Cunto diididCunto diidid
Jir xanuunJir xanuun
LallaboLallabo
Fininix jirka ka soo baxaFininix jirka ka soo baxa
22. XAALADAHA HAKIN KAROXAALADAHA HAKIN KARO
TALAALKATALAALKA
Waxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara amaWaxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara ama
hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:
1)Cudurrada qandhada wataan.1)Cudurrada qandhada wataan.
2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.
3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee
talaalka.talaalka.
4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.
5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.
6)Daawooyinka qaarkood.6)Daawooyinka qaarkood.
23. XAALADAHA AAN HAKI KARINXAALADAHA AAN HAKI KARIN
TALAALKATALAALKA
Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:
1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka).1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka).
2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin
unugyada difaaca Jirka.unugyada difaaca Jirka.
3) Dhiciska3) Dhiciska
4) Cunuga ku dhasha miisaan yar4) Cunuga ku dhasha miisaan yar
5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.
6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama
cudurro la mid ah.cudurro la mid ah.
7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).
24. UURKA IYO TALAALKUUURKA IYO TALAALKU
In kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaaladaIn kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaalada
waqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysanwaqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysan
karaan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadiikaraan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadii
Hooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu laHooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu la
kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.
Haddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqotoHaddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqoto
in hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaain hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaa
waqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in lawaqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in la
yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.
25. Talaalada la hubo in la adeegsanTalaalada la hubo in la adeegsan
karo xilliga uurka waa:karo xilliga uurka waa:
GawracatadaGawracatada
TeetanadaTeetanada
Cagaarshowga noocyada A iyo BCagaarshowga noocyada A iyo B
Durayga qandhada la socota.(influenza)Durayga qandhada la socota.(influenza)
26. Talaalada qatarta ku ah hooyadaTalaalada qatarta ku ah hooyada
uurka leh lana rabo in ay kauurka leh lana rabo in ay ka
foojignaato:foojignaato:
1) Jadeecada1) Jadeecada
2) Busbuska2) Busbuska
3) Cudurka jadeecada u eg3) Cudurka jadeecada u eg
4) Qaamoqashiirka.4) Qaamoqashiirka.
Hooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaaniHooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaani
uurka ka hor.uurka ka hor.
27. NAAS-NUUJINTA IYONAAS-NUUJINTA IYO
ADEEGSIGA TALAALKAADEEGSIGA TALAALKA
Ma jiraan marxalado hakin kara adeegsigaMa jiraan marxalado hakin kara adeegsiga
talaalku xilliga Naas-Nuujinta.talaalku xilliga Naas-Nuujinta.
29. DAAHIDDA TALAALADADAAHIDDA TALAALADA
Haddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada uHaddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada u
dhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka koobandhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka kooban
yahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakinyahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakin
karo nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinkakaro nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinka
talaalka looma baahno in cunugga dib loogutalaalka looma baahno in cunugga dib loogu
bilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga siibilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga sii
wadaa wareegtadii u markaasi joogay.wadaa wareegtadii u markaasi joogay.
30. Caruurta aan Talaaladoodu kalaCaruurta aan Talaaladoodu kala
cadayncadayn
Haddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinayaHaddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinaya
inuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku kainuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku ka
kooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddayntakooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddaynta
waalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala midwaalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala mid
dhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii aydhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii ay
caruurtaan ay talaalan yihiincaruurtaan ay talaalan yihiin
waa in dib loogu bilaabaa talaalada.waa in dib loogu bilaabaa talaalada.
31. Fariinta Casharka:Fariinta Casharka:
Talaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana loogaTalaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana looga
baahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaanbaahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaan
xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran,xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran,
ilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uuilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uu
jirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo eejirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo ee
dilaaga ah.dilaaga ah.
Waxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiintaWaxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiinta
Soomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo aySoomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo ay
ubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyadaubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyada
talaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyotalaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyo
talaalka isagoo lacag la’aan ah,talaalka isagoo lacag la’aan ah,
32. Waalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan inWaalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in
Diinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah ooDiinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah oo
caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo.caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo.
Ugu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed kuUgu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed ku
boorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobahaboorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobaha
caafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo kucaafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo ku
boorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan eeboorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan ee
bulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataanbulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataan
wacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan uwacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan u
helno bulsho caafimaad qabdo.helno bulsho caafimaad qabdo.
34. WEYDIIN IYO WAR-CELINWEYDIIN IYO WAR-CELIN
Qaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fududQaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fudud
looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.
Sidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyoSidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyo
shakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaanshakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaan
tallalada caruurtooda.tallalada caruurtooda.
35. 1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?
Guud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inayGuud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inay
ka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddodaka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddoda
hoos loo dhigay.hoos loo dhigay.
2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?
Haa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karinHaa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karin
cunugga uurka ku jira.cunugga uurka ku jira.
Tallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh looTallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh loo
adeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanahaadeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanaha
caruurta(tetano neonatorum).caruurta(tetano neonatorum).
36. 3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?
Haddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma lahaHaddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma laha
in cunugga la taalaalo.in cunugga la taalaalo.
Haddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon inHaddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon in
tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.
4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore
uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?
Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.
37. 5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu
qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?
Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.
6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka
hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?
Waa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay inWaa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay in
si fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadbasi fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadba
marxaladda cunugga.marxaladda cunugga.
38. 7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?
Haa, wax dhibaato ah malaha.Haa, wax dhibaato ah malaha.
8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer
socday(Chronic diseses)?socday(Chronic diseses)?
Haa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaacaHaa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaaca
jirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayojirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayo
tallaalka xiigdheerta.tallaalka xiigdheerta.
39. Outbreak of virus spreadsOutbreak of virus spreads
despite mass vaccinationsdespite mass vaccinations
The polio outbreak plaguing Somalia has spreadThe polio outbreak plaguing Somalia has spread
despite significant efforts to curb the disease.despite significant efforts to curb the disease.
Somalia now has the worst outbreak in theSomalia now has the worst outbreak in the
world in a non-endemic country with 105 casesworld in a non-endemic country with 105 cases
con-firmed as of 14 August.con-firmed as of 14 August.
On 18 July, the Somaliland Minister of HealthOn 18 July, the Somaliland Minister of Health
confirmed the disease had reached the northernconfirmed the disease had reached the northern
regions with a case of polio in Sool region.regions with a case of polio in Sool region.
40. Efforts are underway to identify potential sources ofEfforts are underway to identify potential sources of
contamination and transmission through an assessmentcontamination and transmission through an assessment
focusing on 10 districts in Mogadishu where most offocusing on 10 districts in Mogadishu where most of
the polio cases are originating.the polio cases are originating.
From:From:
UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).